MABAADIIDA AAS-AASIGA

  1. Kor uqaadida sareynta sharciga iyo kudhaqanka shareecada islaamka
  2. Hirgelinta ku dhaqanka dimoqraadiyada
  3. Difaaca jiritaanka dhulka jamhuriyada federaalka soomaaliya
  4. Baahinta nidaamka maamul wanaaga, sinaanta iyo cadaalada
  5. Ka shaqeynta dhisida hanaan siyaasadeed hufan oo kudhisan isla xisaabtan
  6. Gaarsiinta nidaamka federaalka dhamaan gobolada dalka jamhuuriyada federaalka soomaaliya
  7. Abuurida xasilooni siyaasadeed oo dalka ka hirgasha
  8. Hagaajinta xiriirka dawladaha deriska iyo guud ahaan caalamka.
  9. La dagaalanka xagjirnimada, faqriga, jahliga, tirtirida heyb-sooca iyo ilaalinta xuquuqda dumarka, caruurta iyo waayeelka.