IS DIIWAANGELINTA XUBNAHA

Xisbiga Daryeel Qaran wuxuu u taagan yahay xaqiijinta jirintaanka madax-banaanida siyaasadeed, midnimada Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, dhowrista sharciga iyo xuquuqaha aasaasiga ah ee muwaadinka soomaaliyeed, xaqiijinta cadaalada iyo nabad ku wada noolaashaha bulshooyinka, sareynta dastuurka iyo sharciga dalka.

Waxaan kugu soo dhaweyneynaa inaad ku soo biirto xisbiga daryeel qaran adigoo buuxinaya foomka hoose