MABAADIIDA AAS-AASIGA
- Kor uqaadida sareynta sharciga iyo kudhaqanka shareecada islaamka
- Hirgelinta ku dhaqanka dimoqraadiyada
- Difaaca jiritaanka dhulka jamhuriyada federaalka soomaaliya
- Baahinta nidaamka maamul wanaaga, sinaanta iyo cadaalada
- Ka shaqeynta dhisida hanaan siyaasadeed hufan oo kudhisan isla xisaabtan
- Gaarsiinta nidaamka federaalka dhamaan gobolada dalka jamhuuriyada federaalka soomaaliya
- Abuurida xasilooni siyaasadeed oo dalka ka hirgasha
- Hagaajinta xiriirka dawladaha deriska iyo guud ahaan caalamka.
- La dagaalanka xagjirnimada, faqriga, jahliga, tirtirida heyb-sooca iyo ilaalinta xuquuqda dumarka, caruurta iyo waayeelka.