XISBIGA DARYEEL QARAN
Ugu Imoow Hufnaan iyo Hawl-Karnimo

KU SOO DHAWOOW

XISBIGA DARYEEL QARAN

Aragtida xisbiga daryeel qaran ee Soomaaliya: -Hal Soomaali, Hal Qaran iyo Hal dad. Xisbiga wuxuu utaagan yahay ilaalinta sharciga iyo horumarinta cadaalada bulshada,  madax banaanida dhulka iyo badda soomaaliya, abuurida xasilooni siyaasadeed,  xoojinta nabada, dimuqraadiyada iyo dhowrida xaquuqda muwaadinka.

Waa Kuma xisbiga

Xisbiga waa mid sinaan iyo hufnaan ku dheehan oo soomaali oo idil soo dhaweenayo ineey ka mid noqdaan.

HIIGSIGA XISBIGA

XISBIGA DARYEEL QARAN WUXUU HIIGSANAYAA XASILOONI SIYAASADEED OO HORSEEDA NABAD, CADAALAD, HORUMAR IYO MIDNIMO

Sawirro